Maamulka Ahlu sunna oo sheegtay in boob doorasho ay dowladu ku heyso doorashada Galmudug.

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa qoraal ka soo baxay Xafiiskiisa ku sheegay inaysan qeyb ka ahayn boob uu tilmaamay in dowladu ku heyso doorashada Galmudug.