Tacsi Tiiraanyo leh: Waxaa geeriyooday General Axmad Warsame Inaan lilaahi wa inaa ileyhi raajicuuna

TACSI:ALLAH HA U NAXARIISTO GENERAL

AXMED WARSAME MAXAMAD

Waxaa Dorraad dalka Pakitaan allah ha u naxariistee ku Geeriyooday

General Axmed Warsame Maxamad oo kamid ahaahaldooradii dhidibada u aasay xooggii dalka Soomaaliya oo awoodda badnaa .

Generaal Axmed Warsame oo Tacliintiisa Akadeemiga ah kusoo qaatay dalkii Soviet Union (Russia) wuxuu noqday Generaal aay aadu jecelyihiin

una xushmeeyaan askarta iyo saraakiisha Soomaaliyeedwuxuuna qayb lixaad leh kasoo qaatay qaab dhismeedkii dhidibada looguaasayey ciidamada qalabka sida ee dalka Soomaaliya.

Generaal Axmed Warsame Maxamad wuxuu taliye kasoonoqday qaybihii ugu muhimsanaa Xogga dalka Soomaaliyeed,oo aay kamidahaayeen

qaybta 26aad, qaybta 21aad ,qaybta 60aad ,qaybta 43aad iyoqaybo kale.

Marxuumka Allah ha u naxariistee waxaa tacsi u diraya dadkaHoos ku

Xusan:

Generaal Saacid Daahir Saciid

General Axmed Maxamed Sh.Xusseen (Axmed Dheere)

General Axmed Cabdi Xaashi(Axmed Taajir)

General Xassa Khalif Xaashi “Xassan Wali”

G.Sare Cali Sh.Xusseen

Cabdullahi Sh. Xusseen (H/wadaag)

Prof.Cawil Cali Dhuux Xaashi

Axmed Saciid Xaashi

Cabdulqaadir Cabdinuur Xaashi

Cabdirisaaq Cabdullahi Xaashi

Cabdirashiid Khaliif Xaashi

Cabdiraxmaan Cabdullahi Xaashi

Cabdulqaadir Khaliif Xaashi

Cabdisalaam Khaliif Xaashi

Cabdinuur Khaliif Xaashi

Guuleed Xassan Xaashi

Fuaad Xassan Xaashi

Asad Xassan Xaashi

Anas Cali Dhuux Xaashi

Cali Maxamad Saciid

Waxaan dhammaantayo Tacsi u diraynaa Marwo NadiifoKhaliif Xaashi Iyo

Ubadkii uu ka geeriyooday Marxuum general AxmedWarsame annago

ilaahay uga baryeeyna in uu ugu bishaareeyo jannadiifardowsa qoyskii

,eheladii iyo asxaabtii uu ka tagayna Samir iyo iimaan kasiiyo……Aamiin

MAWDKU WAA LAMA HURAANE ALLAHAYOOW NOO KALA DHEERE

Tacsi Tiiraanyo leh:Allaha u naxariisto Waxaa dhawaan geeriyooday General Axmad Warsame Inaan lilaahi wa inaa ileyhi raajicuuna.

Waxaa tacsidaasi loo diraayaa qaraabadiisa oo kala joogo aduunyda dacaldiisa oo dhan, hadii aan nahay bahda Somaliweyn Waxaa leenahay in marxuunka dhintay qabrigiisu Ilaahey u Waa sixiyo, jannadii fardowsane Ilaahey ha ugu waraabiyo. Aamiin Aamiin.