Barnaamijka Warsan: Maxmed Ibrahim Cawad ” Khilaafka soo laablaabtay ee masaajidadda Soomaalida ka taagan…”

Barnaamijka Warsan, waxaa marti noogu ahaa Maxamed Ibraahin Cawad, oo aannu ka wareeysaneeynay khilaafka soo laa laabtay ee masaajidada soomaalida gaar ahaan magaalada Oslo ee dalka Norway.