Digniin: Wadashaqeyta hoose ee kawada dhaxeysa NISA Iyo Al-Shabaab


#DIGNIIN:- Waxaa isa soo taraya cadeymaha la helayo ee in maalmaha soo socda DILAL QORSHEYN lagu bartilmaameedsan doono CULUMADA dariiqada AHLU SUNNA WAL JAMEECA ka dib markii la arkay saamaynta ay ku leeyihiin magaalada MOGADISHO iyo awooddii ay kaga hortageen isku soo bixii lagu doonaayay in uu UMMUL muxaadaro ku qabto.

Dilalkan waxaa lagu wadaa in ay fulin doonto hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda NISA, ka dibna ay sheegan doonaan SHABAAB

Waxaan ku talinaynaa in culamada Ahlu-Suna Wal Jamaaca ay aad isu ilaaliyaan, sidoo kale na aysan aaminin qof ka socdo sirdoonka oo intooda badan Fahad uu ku dhexdarsaday dhallinyaro laga keenay SHABAAB.

Xildhibaan Abdicaziz Ali Ibrahim