Daawo: Manhajka qaraxa kuwii abuuray ayaa fadhiyo Nairobi iyo Villa Somalia


Waxaad ogtihiin wadaadadii soo saaray manhajkii qarxinta ayaa wali noo fadhiyo meelaha ugu muhimsan hadii ay ahaan lahaayeen masaajidadda iyo xarumaha dowladda marka sidey Ku dhacaysaa in qaraxydii ay istaagaan.

Marba hadii aysan jirin meel ay Ku dhaheen waan ka soo horjeednaa ama Waa gaalnimo qofkii isqarxiyo ama qarxiyo ummad islam, Marka been yaanaan isu sheegin Kuwa meelahaas fadhiyo oo haddane aan arinta qaraxa aan waxba ka hadleynin inuu khalad yahay isqarxita iyo waxii la halmaala hadii kale Been bay noo sheegayaan.