Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dhagax dhigay dhismaha xarunta degmada Warta Nabada.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta degmada Warta Nabada oo 14-kii bishii May ee sanadkii hore 2019 ay argagixisada uga geysatay qarax ay ku dhibaateeyeen dad shacab ah oo loo qidmeenayay.

Gudomiyaha ayaa sheegay in xaruntan loo dhisi doono qaab casri ah si dib bulshada ay ugu shaqeeyso.

Gudoomiye Cumar Finish ayaa tilmamay in mamulka gobolka Banaadir uu diyaar inuu dhiso xarumaha muhiimka u ah bulshadda