Barnaamijkii taxanaha Mr. Midgaan: Sahra Cabdi Guhaad ”Ku tukan mayno masaajidka Gabooye…”

Mr. Midgaan, waxa uu kamid yahay dhalinyarada aqoonyahanka Beesha Gabooye ee waliba u taagan Sumcadda iyo Halganka beelwaynta guud ahaan, waa Wadani beeshu ay leedahay, dad badan ayaa waxay aamin sanyihiin in Xumaan mooyaane wanaagba aanan lahayn beelaha gabooye, sidaa daraadeed waxa uu ku faanaa magaca” Midgaan” oo ah magaca loogu neceb yahay beelaha Soomaalida, wax walba ha ku qaadatee waxa uu go’aan saday inuu dhinaca wanaagsan tuso walaalaha Somaliyeed ee ay qabyaaladdu kala geysay.

Sanad Wanaagsan 2020 Wariye C/rashiid Cali Maalin. Frankfurt Germany.