Xasan Sheekh oo Madaxweyne Farmaajokula taliyay inuu Wadahadal la furo kooxda Al-Shabaab.

Tan markii maalintii Sabtida aheyd Isgoska ex kontarol ee afgoooye uu ka dhacay qarax xooggan oo dad badan ay ku dhinteen qarkoodna ay ku dhawacmen iyado dadki ku dhawacmy qaraxaasi ee dalka wax looga qaban waayay loo qaaday Dalka Turkiga.

Hay’adaha NISA baaritaan ay samesay ayaa waxay ku ogaatay in qaraxaasi ay ka dambeeyay  dal shisheeye islamarkana waxa qaraxsi masuliyadisa sheegatay Alshabaab.

Prof.Xasan Shikh oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed oo  la haday warbaahinta ayaa wuxuu soo jeediyey in Shabaab wada hadal lala sameeyo isago intaa ku daray in loo baahan yahay in Al-Shabaab loo yeero oo la yiraahdo kaalaya miiska Wada hadalka.

Hay’adaha nabad sugida ayuu ku eedeeyay inaysan shaqadeeda aheyn  in xog ay faafiso islamarkana ay dowladda leedahay faafin taas oo lagaga baahan yahay in ay xogtii ay helaan kadibna ay bulshada ayaga u gudbiyaan.