Waa maxay Global Peace Index 2019?

Global Peace Index’ waa warbixin uu sanadkasta uu soo saaro Maxadka dhaqaallaha iyo Nabada, Institute for Economics and Peace (IEP)

Waxay baaritaan dheer ku sameeyaan dalkasta xaaladiida amni waxay waxa ku baaraan in laga jawaabo 23 su,aalood oo khuseeya dalkasta arimaha amniga, siyaasada, Dhaqaalaha markaa waxay dalkasta siiyaan cabirka amnigiisa

heerka nabadgelyada iyo amniga bulshada, xadiga khilaafka gudaha iyo
Xilaafka caalamiga ah iyo heerkii militariga. ee xasiloonida dalka,

Markaa Maxadka dhaqaallaha iyo Nabada (IEP) wuxuu sanadkan
dhamaadkiisa soo bandhiga warbixin lagu cabirayo dalalka aduunka ugu amniga wanaagsen iyo dalalka aduunka ugu amni xumada

Sanadka 2019 Global Peace Index (GPI)
Celceliska heerarka nabada adduunka ayaa si aad ah u wanaagsen sanadii la soo dhaafay sida warbixinta lagu sheegay

Warbixinta waxaa lagu sheegay in Celceliska amnigooda ay wadamo fiicnaadeen amnigoodu boqolkiiba -0.09 86 wadan oo aduunka ku yaal
halka 76 wadan oo aduunka ku yaala xaalada amnigoogu soo xumaadey

Warbixinta waxay Faa’iido weyn u tahay
Nabadda ee Caalamiga ah (GPI) waxay cabirtaa jiritaanka nabad ku wada noolaanshaha quruumaha iyo gobollada.
Aduunka ku yaal.

2019 warbixintu waxay muujisay in Iceland, New Zealand, Portugal, Austria, iyo Denmark Canada inay yihiin
Wadamada aduunka ugu nabdoon adduunka

Halka dalalka Soomaaliya, Afghanistan, Syria, South Sudan, Yemen, iyo Iraq
Ay yihiin kuwa ugu amniga xun aduunka.

www.visionofhumanity.org

Danjire Maxamed Caalim