Daawo qaabka loo soo dhaweeyey dhaawacii Qaraxii Mogadishu iyo Gurmadkii loo fidiyey

Dhaawacyadii Qaraxii Magaalada Muqdisho Oo gaaray Dalka Turkiga iyo qaabka loo soo dhaweeyey iyo Gurmadka degdeg ah ee loo fidiyey.