Ninka Madoow, farxada Deyntaa u muuqato, ee ma ka fekeray in Dambi iyo Deeyn cusub uu ogolaaday=Nasashada Jimcaha.Q-180-aad=

Wax Akhyaar loogu maahmaahana malehe. Iska jir Beenta iyo dhaqan xumida Gaalada.

1- Haddii aad maqashay waqtigii isticmaarka ayaa Gaal baadari ahaa oo hor istaagnaa Ex- Barlamaankii Somaliya ayaa yiri: waan duulayaa, soomali Badan yaa loo yeeray si ey meel xoogaa ka fog uga daawadaan. Mar kaliya ayaa la arkay Gaalii oo kor u sii Duulayo ilaa uu gaaray halka ugu sareeyso dhismaha. Dadkii oo yaaban ayaa xaafadihii ku noqday. ( F.S: 1aad)

Muddo kadib ayaa la ogaaday, in wax “wiish” la yiraa oo aan hore loo aqoon oo Gudaha ku jiray uu xarig ku xirtay, kadibna xarigii kor loogu qaaday.

( Farsamo kugu cusub yeeyna gaaladu kaaga dhigin, Mucjiso ee iska hubi)

2- Wafdi ka socday wadan Gaalo ah oo na soo booqday, ayaa nagu yiri: waxaan nahay Laba shacab oo walaalo ah, madaxdeeniina sidaa ayeey noo sheegeen.

( Walaalnimada islaamku muxuu u yaqaan?)

3-Oday Gaal ah oo Lacag la’aani ku dhacday ayaa Xaaskiisii ku yiri: war caawa Adigu Biilka noo raadi. Aniguna waxaan kuu istaagaa Luuqa u dhaw Baarka Cabitaanka. Ninkii kuu yimaadna waxaad kula heshiisaa $ 100.

Waxaa u yimid dhowr Nin oo cadaan ah, waana ogolaatay, kadib markii ey la soo tashatay ninkeedii oo luuqa ku jiray. Markii dambe waxaa u yimid Nin madoow ah, kuna yiri: $ 20 kaliya ayaan heeystaa. Ninkeedii ayeey la soo tashatay, waxa uuna yiri: kan Gacanta kaliya ku qanci. Ninkii madoobaa Baabuurkiisii ayeey dhax galeen, Xoogaa kadib ayeey Ninkeedii ku noqotay kuna tiri: kan Lacag kale ma heeysto ee $ 80 ma deeymiyaa?. Wuuna ka ogolaaday, Ninkii madoobaayna isaga oo faraxsan ayuu deyntii qaatay.

( Ninka Madoow, farxada Deyntaa u muuqato, ee ma ka fekeray in Dambi iyo Deeyn cusub uu ogolaaday)

4-Baadari Kaniisad Joogo ayaa yiri: Gabdhaha Kaniisada ee Soorooyinka loo yaqaan ee aan weligood guursan, Jirkoodana uuna Nin taaban, Coowrada Ragana aan weligood arag ee U go’doomay Diinta , halaii keeno, si aan wadamada Islaamka ugu diro, si ey u ogaadaan Gabdhaheena Kaniisadu in ey aad u dhowrsan yihiin.

Waxaa loo soo ururiyay Gabdhihii dhowrasanaanta lagu ogaa. Waxa ey soo galeen saf dheer. Waxa uu ku yiri: waan ogahay in aadan weligiin arkin oo aadan taaban Xubinta Taranka ee ragga. Lacala haddii ey jirto mid mar uun taabatay, biyahaa barakeeysan ha galiso xubintii ey ku taabatay, si dambigu uga dhaco. Gabadha la yiraa Marry oo ugu horeeysay ayaa biyihii barakeeysnaa Hal far galisay oo tiri: Farataa oo kaliya ayaan mar ku taabtay. Kadibna Anna Lujiana ayaa Gacanta oo dhan wada galisay. Waxa uu ku yiri: Gacantaa isaga dhaq biyaha Barakeeysan.

Safkii ayuu Buuq ka maqlay, waxaa soo hor martay Gabadha Gabriyeela oo leh: waxaan rabaa in aan ka hor maro Gabadha Elesieth intii eynan Biyaha barakeeysan ku dhaqin Dabadeeda oo dhan. ( F.S: 2aad)

( Haddii laguugu sheekeeyay Gabdhaha Gaalada ee Kaniisadda lagu Barbaariyay weligood Nin ma taaban, waa lagu khalday,Haddii lagu yiri: Gaaladu ballan ayeey ledahayna waad siran tahay)

5- John oo ah wiil yar oo Aabihii la socday ayaa wadada ku arkay Eey Bakhtiyay oo Lugahiisu kor u taagan yihiin. Aabihii ayuu weydiiyay Sababta, waxa uuna ku yiri: waa meyd Naftiisa ayaana Sammada loo qaaday.

Maalin kadib ayaa wiilkii oo qeylinayao ayaa Aabihii Bananka uga hor tagay kuna yiri: Aabe Hooyo waa dhimatay. Aabihii oo Naxsan ayaa yiri: Goormee. Wiilkii ayaa yiri: Subaxaan markii aad baxday ayaan Arkay iyada oo William uu la joogo oo Lugaha ey kor u taagee uu leh. May Jesus, I am coming. ( F.S: 3aad)

( Dadka qaar ayaa Aanisan in Gaaladu, Guurka kadib eynan is khayaanin, waa been kale ee Ninkii Gala guursadoow, luga taagoow adoo maqan ka sug)

6- Antonio oo ah wiil 8 jir ah ayaa Hooyadii ku yiri: hooyo waa maxaay Timahaa, lugaha dhaxdooda kaaga yaal? Waxa ey ku tiri: waa buraash aan saabuunta ku xumbeeysiiyo Marka aan qubeeysanayo.

Waxa uu ku yiri: waa Runtaa, Shalay ayaan Musqusha ku Arkay, Booyaasta “ Jaariyadda “ oo Aabe wajiga uga dhaqaa Timaheeda lugaha dhaxdooda uga yiil.

(Gaal Booyaasitii haddad tahay, walba Timaha hoose iska xiir, yaan caruurtu kaa war bixine, iskana jir, Gaalada Sirtooda , wax hubso, ama iska aamin wixii ey kuu sheegaan ama lagaa sheego)

Qore: Yahya Amir