Xildhibaano Kenyaan ah oo Kenya u soo jeediyay inay Mag dhaw ka siiso Ganacsatada Hantidooda dabka la qabad siiyey.

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Kenya ayaa waxay si kulul uga hadleen Dhacdo Khamiistii Isbuucii Hore ka geysteen Ciidamada Kenya Xuduuda Soomaaliya.

Waxay Xildhibaanadani sheegeen inay dawlada Kenya ka rabaan inay Mag dhaw ka siiso Ganacsatada Hantidooda dabka la qabad siiyey.

Gaadiid Xamuul ah ayaa Ciidamada Kenya ay Gubeen,kuwaas oo shixnado ganacsato Soomaaliyeed urarnaayeen.