Magaalo Soomaaliyeed oo go’doonsan oo la timid farsamo cusub oo ay garoon ku dhisanayaan.

Gobolka Gardafuu waxa u ka tirsan yahay Puntland, wuxuuna ka mid yahay meelaha ay saameeyeen duufaantii dhawaan ku dhufatay deegaanada puntland.

Waxaa yaraaday adeegyadii uga imaan jiray gobolada kale ee loo marsiin jiray badda iyo beriga oo ay hakad galiyeen duufaanta iyo jidadka oo burburay.

Waxa socda isku day lagu doonayo in dib loogu dayactiro garoonka Caluula,sida sawirkan ka muuqata waxan jirin gaadiidka dayactirka halka la isticmaalayo gaari yar oo lagu jiidayo bir gacanta lagu sameeyey sida uu BBC-da u sheegay Cismaan Maxamed Shire oo ah gudoomiyaha dibu dhiska garoonka Caluula.