Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shaaca ka qaaday Heshiis laga gaaray arrimaha Galmudug.

Muqdisho:-Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay war-murtiyeed ay shaacineyso heshiis dhab ah oo laga gaaray arrimaha Galmudug.

Halka ka aqriso War murtiyeedka:-

heshiis ahlu suna20191212_03584691