Cabdullahi Alasson ”Caruurta la qaato Waxaan uga hortagi karnaa hadii….” Wareysi

Barnaamijka Warsan, waxaa marti noogu ah Cabdullahi Alasson oo ah siyaasi iyo ruug cadaa siyaasadeed oo degan dalka Norway. Barnaamijka ayaan ku qaada dhignay carruuraha la qaato ee dalkaasi iyo sababaha keena.
Barnaamijka waxaa soo saare ka ah, Maxamed Ibrahin Cawad.

Wareysanigaan Waxaa inoo soo qaaday Ikraam Cali Kaar