Soomaaliya oo dib u fureysa machadka diblomaasiyadda

Dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta dib u furto Machadka Dimblomaasiyadda oo dhawaan dib u dhis lagu sameeyay.

Machadka ayaa burburay xilligii dgaallada sokeeye, waxaana dib u dhiskiisa gacan ka geystay dowladda Qatar.

Machadka ayaa markisii hore la aasaasay 1986 ka hor inta asyan dgallada sokeeyey billaabanin, wuxuuna dhimsha hoy u ahaa sanadihii dhawaa qoysas ku barakacay collaadaha.