Maxkamadda Sare oo maanta Dhagaysanaysa dacwadda u dhaxaysa Xisbiga Himilo Qaran iyo Hey’adda Duulista rayidka.

Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta mar kale u fariisanaysa dhageysiga dacwadda u dhaxaysa Xisbiga Himilo Qaran iyo Hey’adda Duulista rayidka.

Dacwadaan ayaa bishii la soo dhaafay waxaa Maxkmadda sare u gudbiyey Xisbiga Himilo Qaran oo uu madaxda ka yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Dooda u dhaxeysa Xeer-ilaaliyaasha Qaranka iyo Garyaqaanada u doodaya Himilo Qaran ayaa dhawaan ka bilaaban doonta hoolka Maxkamadda ee dacwadaha lagu dhageysto.

18-ka bishaan ayay Maxkamadda sare markii u horeysay u fariisatay qaadista dacwadaan taas oo maanta markii labaad Maxkmaddu u fariisaneyso.Duqa Muqdisho “Waxaan ugu baaqayaa culimadeenna sharafta badan in ay horseed u noqdaan xaqiijinta bulsho mideysan