Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Magacaabay La Taliyihiisa Arrimaha bulshadda.

Muqdisho:Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa Magacaabay La Taliyihiisa Arrimaha bulshadda.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha ayaa xilka La Taliyaha loogu magacaabay Cabdifatax Xaaji Cabdulle Yusuf, oo horey xil ugu soo qabtay Gobolka Shabeelaha Hoose.