Ma leey nabaa, Mise waa igu maqan tahay Lacagtu?.

Saddaxdii Sanno ee 2017-2018-2019.ma dhabaa in 22 kan waddan ey nasiiyeen, Lacgataan wadar ahaan gaareysa dhowr Billion oo Dollar ?.( F.S: 1aad).

Haddii ey dhab tahay, maxaa lagu qabtay?.Mise Donor- kii ayeey Ku noqotay oo Annaga Afkaa naloo marmariyay ? Mise waa Isla marmarsanay?

Lacagtan waxaa lagu shaqaaleeyn karay in ka badan 100.000 Shaqaale dhan, waxaa lagu horuumarin karay Gobalada. Waxaa lagu kordhin karay wax Soo saarka gudaha & Kaaba yaasha Dhaqaalaha. Wax barashada. Caafimaadka iyo Nabadgalyada.

Dowladu hala xisaabtanto Deeq bixiyayaasha, Dadkuna hala xisaabtamo Dowlada. Waa iga Talo.

Aqristoow bal deeqdaa, meel Ku sheeg? Adigu qeybtaadii maka heshay?.

Waad Ku mahadsan tahay Jawaabtaada.

Qore: Yahya Amir