Booliska Somaliland oo xiray tifaftirihii Horn Cable TV, xayiraadna saaray TV-ga

MUQDISHO, Soomaaliya:- Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa ugu baaqay masuuliyiinta Somaliland inay shuruud la’aan ku siidaayaan Tifaftiraha Guud ee telefishanka Horn Cable Cabdulqaadir Saleebaan Caseyr (Codey) oo si sharci darro ah loogu xiray Hargeysa, ayna ka laabtaan amarka lagu xiray xarunta telefisanka ee Hargeysa maanta oo Isniiin ah 18 Nofembar 2019. Abaaro 8:00 subaxnimo ayaa … Continue reading Booliska Somaliland oo xiray tifaftirihii Horn Cable TV, xayiraadna saaray TV-ga