Ururada Xasuuqul insaanka!!!.

1-Ururada Reer Galbeedka ee sheegta in Xuquuqul insaanka ey u doodaan ayaa Muslimiinta Ku eedeeyay, Aabe Gabadhiisa canaantay oo Timaha Ka xiiray.

( Ma fiiriseen waxa Faransiiska & Jarmalku Ku sameeyen jireen Gabdhahooda). (F.S: 1,2, 3,& 4aad)

2- waxa ey Muslimiinta Ku eedeeyeen in ey Dambiila yaasha qaar Dhagax Ku dilaan.

(Ma fiiriseen sida Boqoradiina iyo Baadariyaashiinu, Dad aan Dambi leheeyn ey Dhagax ugu Dili jireen).(F.S: 5&6aad)

3- waxa ey Muslimiinta Ku eedeeyeen in Dambiila yaasha qaar ey Gacanta Middi uga jaraan.

(Ma fiiriseen sida Madaxdiinu ey Middida ugu qali jireen kuwo aan Dambi leheeyn) (F.S:7aad).

Maan galabta & Maal doonka aan wax ogeyn u sheega.

In aan la ogeeyn dhaqan xumidiina miyaad u maleeyseen?

Qore: Yahya Amir