Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo maanta magacaabay Taliyayaal ciidan.

Muqdisho:-Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta xilal u magacaabay seddax sarkaal oo ka tirsan ciidanka Booliska. Saraakiisha la magacaabay ayaa kala ah:- 1) G/Sare Cabdikariin Xuseen Macalin ayaa loo magacaabay Taliyaha Akadeemiyada Gen. kaahiye. 2) G/le Cabdifitaax Bashiir Cali ayaa loo magacaabay Taliyaha Saldhigga Airpor-ka Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho. 3) … Continue reading Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo maanta magacaabay Taliyayaal ciidan.