Haweeney Soomaaliyeed oo shaqaale ku noqotay isbitaal ku yaala …(Taariikh kooban)

Mareykanka waxaa markii ugu horeysay haweeney loo ogolaaday xijaaban inay shaqaale ka noqoto isbitaal ku yaala Otowa ee dalka Kanada, haweeneydaas oo asal ahaan u dhalatay dalka Soomaaliya.

Drs. Hilaal Ibraahim oo ka hadleysay sida ay ku muteysatay inay Kanada ka hesho shaqo noocaas ah iyadoo waliba xijaaban, ayaa tilmaantay in loo ogolaaday kaddib markii ay ku guuleysatay munaasabad lagu bixinayay abaal marin caalami ah oo ka dhacday isla dalkaasi Kanada.

Haweeneydaan oo madax ka ah shirkad dharka sameysa oo lagu magacaabo ‘Xil iyo Xijaab’ ayaa sheegtay inay ka shaqeyso sidii u dabooli lahaayeen baahiyaha ay qabaan haweenka Muslimiinta ee ku nool dalkaasi Kanada.

Madax iyo xubno ka tirsan isbitaalka ay ka howlgashay ayaa waxay ka hadleen waxqabadka haweeneydaan oo ay sheegeen inay tahay qof karti badan isla markaana howlo kala duwan ka soo qabatay jaaliyadda Soomaalida iyo kuwa dalkaasi Kanada u dhashay.

Hilaal Ibraahim ayaa horay uga shaqeyneysay xarun lagu iibiyo xijaabka oo ku taala gudaha isbitaalka ay iminka shaqada ka heshay, halkaasi oo yaraanteeda ay ku soo barbaartay iyadoo da’ yar inay mihnad u noqoto iibinta dharka xijaabka.

Waa markii ugu horeysay oo haween Soomaaliyeed ka mid noqoto shaqaale ka tirsan waaxyaha caafimaadka dalka Mareykanka isla markaana tartan ugu jira sidii ay uga mid noqon lahaayeen golayaasha degaanada ay ka degan yihiin dalkaasi.

Ilhan Omar waa mudane ka tirsan Congress-ka Mareykanka waana gabadhii ugu horeysay oo iyadoo Afrikaan ah hadana Soomaali ka sii ah gaartay mansab heerkaas gaarsiisan, inkasta oo ay halkaasi ku weysay seygeeda saddexda caruurta ah leh.

Haatan warar soo baxaya ayaa sheegaya in nin cadaan ah oo maalqabeen ah ay saaxib yihiin ayna doonayaan inay dhowaan is guursadaan inkasta oo aan weli la shaacin, hadana waxaa shaki aad u weyn ku wareegsan haweenka Soomaaliyeed ee asaageed ah oo wadadeeda ku soo jira si ay uga mid noqdaan mustaqbalka madaxda Mareykanka.