Maxaa la isku heeystaa 2021?

Waxa la isku heeystaa Doorashada Madaxda iyo Xildhibaannada heer Gobal & heer Qaran. Sideey u dhecee? halka laga wada dhaqaaqayo waa isku mid, waa Tartanka Xildoon. Laakin waddada loo marayo ayaa khiyaano Ku jirtaa.

Fiirii Tartamayaasha No.1, 2, 3 & 4. Mid Ka mid ah oo ah Kan Ku ordayo khadka No.1 ayaa diyaarsanayo, waddada gaaban ee Ciyaarta( Finish line) iyo Garsoore diyaar ah oo Go’aanka Ku dhawaaqayo, Seerigana yeerinayo inta Saddaxda kale ey Ku jiraan Orodka waddada dheer.( F.S: 1aad)

Somalida ayaa leh hal Ku dhag Reer Miyi oo ahaa ( Yaa Dabaalahoo Duurka loo diraa)

Qore: Yahya Amir