Dood ku saabsan Dastuurka Iyo Federaalka Soomaaliya faa’iidooyinkiisa iyo khasaarihiisa

Wat dood kusaabsan faa’idooyinka Ivo khasaaraha uu leeyahay Federaalka ay soomaaliya qaadatay iyo dastuurka maxaa hor istaagan in la dhameystiro.

Doodaas taxa ka qeyb galaayo Maxamed Caalim oo degenen dalka Finland, Axmed Xirsi oo degen dalka Sweden Ivo Shiine oo degen Sweden.

Doodaas taxa indo daadihineysa oo soo soo diyarisay Ikraam Cali Kaar.