1-Mark Twain, ayaa yiri: Patriotism is supporting your country all the time, and your Government when it deserves it.(F.S: 1aad)
( wadaniyadu waa in aad taageerto wadankaaga wakhti kasta, Dowladana markii eey muteysato)
2 -Malcolm X ,ayaa yiri: you are not supposed to be blind with patriotism, that you can not face reality.wrong is wrong, no matter who say it.( F.S: 2aad)
( Ma ahan in wadaniyadu Kaa indhatirto in aad runta sheegto. Khalad waa khalad, qof kasta oo galo)
3- Thomas Paine: ayaa yiri: the duty of a patriot is to protect his country from its Government.( F.S: 3aad)
( waajibka wadanigu waa in uu Dalkiisa Ka difaaco Isla Dowladiisa)
4- Haward Zinn, ayaa yiri: patriotism is not obedience to government. Patriotism is obedience to the principles for which Government is supposed to stand.(F.S: 4aad)
( Wadaniyadu ma ahan in aad iska adeecdo Dowladda, ee waa in aad adeecdo mabaadiidii laga filayay in Dowladu ey u istaagto.
Adigana maxeey kual tahay Wadaniyadu ?
Qore: Yahya Amir