Magaacibis Wakiilka Yurub ee Golaha Murtida Iyo Madadaalada National theater

Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Murtida Iyo Madadaalada Dhaqanka iyo Farshaxanka Muadane Maxamed Abuukar Axmed “Mada” Waxa Uu u Mgacaabay Wakiilka Yurub ee Wakaaladda Murtida Iyo Madadaalada Wariye/Abwaan Cabdirashiid Cali Maalin Oo Fadhigiisu Yahay Magaalada Frankfurt Ee Dalka Germany, Wareegtadan Ayuu Ku Xusay Maareeyaha Wakaalada.
Sida Aad Ogtihiin Waxaa Dhawaan Furmayo Golaha Murtida Iyo Madadaaladda Dhaqanka Iyo Dalxiiska Oo Dib Loogu Dayactiray Barnaamijka Isxilqaan Uu Hormuudka U Yahay Madaxweynaha XFS Muadane. Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Oo Dhagax Dhigay Dayactirka Tiyaatarka oo Heer Gabagebo Maraayo.
Ugu Danbeyntii Waxa Uu Ka Cocsaday Abwaan Cabdirashiid Cali Maalin In Lagu Garab Istaago Xilkan Loo Magacaaba Jaaliyadaha Soomaaliyed ee Ku Nool Dalalka Yurub Ineey Qeyb Ka Qaataan Soo Nooleynta Murtida Dhaqanka Iyo Dalxiiska Gaarsiiyaana Umadaha Eey La Nool Yihiin Ineey Leeyihiin Dhaqan iyo Farshaxan Kuna Faanaan.