Rabshadihii Koonfurta Afrika oo wali xal laga gaarin

Waxaa wili xal waara laga garin qaxotiga ku sugan dalka Koonfurta Africa lix casho ka hor ayaa waxaa iska hor mad ku dhax maray askarta ilaalada xarumta qaxotiga ee qaramada midobay ee ku ku ley yihiin casimada South Africa.

E Kibtawn dibad baxayasha ayaa waxaa ay dalbadeen In dalkooda ay ka baxaan dadka soo galootiga ah kuna heysta meherada ganacsiga iyo muruqmalka ku sugan wadan koda Waxaa ay shacabkasi careysan oo.

Ay aad u hadal hayen dadka. Ka soo jeda dalka najeriya waxaa. La arakayay gawarida gashaman ee rabshadaha loogaga hortago iyo boyadaha biyaha Melaka.

Fog ka tuur an iyo dad gobahasi rashadaha. Ku dhawacmay oo qadayen gawarida amabalaska. Arintan ayaa waxaa ay ku soo adeysa xili ganacsato South African ah lugu weraray dalka najeriya ee casimada. Abuja