Moxoga ama Cassava Waa dalag wadankeena Ku fiican oo laga sameyn karo….

Moxoga ama Cassava Waa geed ama dalag aad iyo aad uga bixi kara wadankeena Soomaaliya lagana sameyn karo cuntooyin aad u fara badan oo aan maalin walbo aan cuno sida Canjeerada, Roodhiga  iyo Baastada iyo wax yaabo kale oo badan.

Cunta si casri ah loo kariyey ayaa waxaa laga sameeyaa qaar ka mid ah dalagga kala duwan ee dalkeenna kasoo go’a.

Hadaba wali nuucyo raashin kala duwan maka sameysatay Moxog iyo Waambe Oo ah dalag si weyn uga baxa inta gobolada ku hareereysan Muqdisho ?