Madaxweynaha K/Galbeed oo wareegto ku Magacaabay Guddoomiye Ku-Xigeenada Shabeellaha Hoose.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxaa lagu Magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada amniga iyo Maaliyada ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Cabdi Axmed Yuusuf ayaa loo magacaabay inuu noqodo Guddoomiye ku-xigeenka amniga Shabeellaha Hoose, halka Mayow Mustaf Xuseen loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyada Gobolkaas.

Sidoo kale laamaha amniga iyo Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa la faray inay la shaqeeyan Mas’uuliyiinta Cusub ee la Magacaabay.

Akhriso Wareegtada Magacaabista: