🎥 Khudbadii Ilhan Omar ee Fatahaadaha Baladweyne iyo lacag culus oo ay ku deeqday

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesoto ee dalka Mareykanka ayaa Xaflad lagu tabarucaayey dhibaatadii ka dhacday Baladweyne ayaa halkaasi Waxaa khudbad ka soo jeedisay Ilhan Cumar ayaa lagaa farabadan Ku deeqday si loogu duceeyo iyada iyo caruurteeda