Axmed Xirsi ”Siyaasada Soomaaliya iyo tan Sweden waxyaabo badan ayaa laga….”

Axmed Xirsi oo ah xildhibaan ka tirsan xisbiga Hantiwadaaga ah ee dalka Sweden oo loo yaqaan Västerparti, kuna soo moray mudo ka badan 15 sanadood aaaa waxaa ragu soo booqday xarunteena idaacada somaliweyn radio ee Gothenburg.

Xildhibaan aaaa waxen ka wareysanay siyaasadda Soomaliya halka ay mareyso iso sixyaasada Sweden.

Waxaa soo wareysatay Ikraam Cali Kaar…