Wasiir Maareeye ”Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an ilaalinta badqabka Saxafiga iyo Saxaafadda..”

Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska Xukuumadda Federaal Soomaaliya mudane Max’ed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta Xafiiskiisa ku qabtay Shir Jaraa’id uu kaga hadalayay qiimaha ay leedahay Maalinta 2da November oo caalamku u asteeyay maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Xukun-Ku-Qaadis La’aanta Dambiyada laga galo Saxafiyiinta oo sanad walba 2 November Laga xuso Adduunka oo dhan … Continue reading Wasiir Maareeye ”Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an ilaalinta badqabka Saxafiga iyo Saxaafadda..”