Ogeysiis: Kulan tabarucaada iyo taakuleynta dhibaatada Baladweyn ee Göteborg

Magaalada Göteborg lagu qaban doono tabarucaad iyo taakuleyn lagu taageeraayo dhibaatada fatahaata ee Baladweyne.

Ka soo qebgala kulankaas oo lagu qabaneyno xaafadda Bergsjön ee Göteborg.