Hoggaamiyaha kooxda Kurdiga Turkiga ee PKK Oo wareysi qarsoodi laga soo qaaday

Wariyaha BBC-da Caalim Maqbuul ayaa goob qarsoodi ah waraysi kaga soo qaadday hoggaamiyaha kooxda Kurdiga Turkiga ee PKK, wuxuuna ka hadlay arrimaha taagan.

BBC-da oo kulan qarsoodi la yeelatay hoggaamiyaha PKK

Wariyaha BBC-da Caalim Maqbuul ayaa goob qarsoodi ah waraysi kaga soo qaadday hoggaamiyaha kooxda Kurdiga Turkiga ee PKK, wuxuuna ka hadlay arrimaha taagan.

Posted by BBC News Somali on Thursday, October 31, 2019