Biyo badan iyo Biyo yarba waxay noqon karaan Musiibo!!!.

Allah ayaa Ka baryeeynaa in uu Ka badbaadiyo musiibada Fatahaadaha Dadka Gobalada Hiraan, Baay, Labada shabeele iyo Gobalada kale oo ey Ka jirto Khatarta Daadadka iyo Musiibooyinka kale.

Waxaa Nalaga rabaa in aan Ka fekerno sidii aan walaalaheen gacan uga siin leheeyn, iyo sidii xal looga gaari lahaa Soo noqnoqoshada Fatahaadaha joogtada noqday.

Allaah intii dhimatay ha u naxariisto, inta dhibaatadu heeysana ALLA haka badbaadiyo, kuwa kalena kuwii u damqada oo u dadaala daryeelkooda ALLA haka dhigo .

Aamiin

Qore: Yahya Amir