Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay guddi qaabisan gurmadka fatahaadaha wabiga Shabelle

Baladweyne:-Madaxweynaha oo ka duulaya xaaladda adage e bini aadanimo ee ay sababeen fatahaadaha wabiga Shabeel,ayaa wuxuu magacaabay Guddi u xilsaaran howlaha gurmadka fatahaadaha oo heer wasiir ah.kuwaas oo ay wada shaqeyn toos ah yeelan doonaan guddiga kale ee uu magacaabay R/wasaaraha dowladda federaalka.

Guddigaasi waxa uu ka kooban yahay 13-wasiir iyo guddoomiyaasha gobolada Hiiraan iyo Sh.dhexe.