Gudoomiyaha Jaaliyada soomaliyeed ee Zwoolla oo Dowladda Naderland la hadlay

Cabdiqaadir Cali oo ah Gudoomiyaha Jaaliyada soomaliyeed ee Zwoolla iyo nawaxigeyda ayaa sheegay in dowlada Nadarland ay ku codsadeen in dhalinyarada soomaaliyeed la siiyo waxbarasho iyo shaqo ay noloshooda ay ku hoe mariyan waxa uu sidoo kale xusey in jaaliyada soomaaliyed ee kunool aduunka ay ugu baaqayaan in shaqo abuur loo sameeyo dhamaan dhalinyarada soomaaliyeed ee waxbarshada ujooga caalamka Si ay ula jaanqaadaan aduunka intiisa kale.

– Gudoomiye cabdulqadir Cali Nuune. Ayaa sidoo kale waxaa u amanay madaxada goabalka Zwoolla Qor shahan ayaa waxaa uu qorsho ama mashruuc sanaadkiiba mar loo qabto jaliyadaha ku nool magalada Zwoolla iyo nawaxigeyda waxaa sanadkan Ku Guleystay in ay hantiyan mashruucan shaqo siinta jaliyadaha soomlida ku nool. Magalada Zwoolla iyo nawaaxigeyda
Bashir jiidaal baroow soomaliweyn hollan