Wareysi Cabdulahi Hantiwadaag: Maxay kula tahay waqtigan in taalo loo dhiso Madaxweynihii Jaalle Maxamed Siyaad Bare?

Maanta waxaa 50 sano laga jooga markii kacankii uu hogaaminaayey general Maxamed Siyaad Bare uu la wareegtay taladii wadanka Soomaliya. Afgambigii halkaasi kadhacay oo aan dhiig Ku daawan ayaa Waxaan ka wareysanay Cabdullahi Sheekh Xuseen Hantiwagaan oo aan Ku qeydiinay su’aalo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen sababihii keenay in la dilo Madaxweynihii Sharmaarke iyo maxaa isku soo aadiyey dilkaas iyo afgembigaas.

Su’aasha ugu xiisaha badbeybeed waxay aheed In taalo loo sameeyo waqtgaan xaadirka hogaamiyiin hore ee kacaankii ummadda Soomaaliyeed ee Jaalle Maxamed Siyaad Bare Maxaa diyaari?

Asagoo ka jawaabaaya Waxaa uu yiri…

Wareysigaas Waxaa inoo daadihibaaya wariye Sabir

Halkaan ka dhageyso