Sheekh Soomoow “Taliyaha Ciidanka Boolisku wuxuu si jees jees, ixtiraam darro…

Sheekh Soomoow “Taliyaha Ciidanka Boolisku wuxuu si jees jees, ixtiraam darro ah iyo Kibir ka muuqdo iigu yiri “Waryaa Sheekh Soomoow anigoo taliyaha ciidanka Booliska ah miyaad askari waddo kaa celiyey iisoo wacaysaa?” kadibna tellka ayuu igu damiyey”