Dhageyso Danjire Caalim oo ka hadlay xaalada hadda ay Soomaliya ku sugan tahay…

Wareysi aan ka qaadan Danjire Maxamed Caalin oo ku sugan badanka Finland aaaa nooga warbixiyey xaalada ay soomaaliya maanta ay ku sugar tahay iso khlaafyada jira, sababaha keenay iyo sida logos bixi karo dhibkaas soo jiitamaayey mudadii ugu danbaysay.

Wareysigaasi waxaa inoo soo qaaday wariye Ikraam Cali Kaariy iyadoo ku sugan xafiiska Radiyaha ee Somaliweyn ee magaalada Gothenburg.

Dhageysi Wacan ee ku soo dhawaada