Wafdi ay hoggaaminayaan Madaxweynayaashii hore ee Galmudug iyo Koofur Galbeed C/Karin Guuleed iyo Shariif Xasan ayaa goor dhow ka degay magaalada Kismaayo, diyaaradda ay la socdeen ayaa toos uga timid Nairobi, waxaana wehliya sodomeeyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka.