Midowga Axsaabta Somaliyeed, Guul, Guul.!!!

Isku u jeedo, Kala Aragti.

Tilaabta 1aad: Mid waliba waxa uu rabaa in isagu uu Ku fadhiisto Kursiga dhexe, Saaxiibadiisna kuraasta cad cad.( F.S: 1aad)

Tilaabta 2aad: Isku meel ayaa laga wada dhaqaaqayaa, kadibna koox koox ayaa loo Kala baxayaa. ( F.S: 2aad)

Tilaabta 3aad: koox waliba dhaxdeeda ayeey mid mid u sii Kala baxee, mid kastana waddo uu kaligii raaco ayuu weeynayaa.(F.S: 3aad)

Tilaabada 4aad: Beesha Caalamka ayaa leh halkaan lama dhaafi Karo, waa kaligaa loomana dhamo.( F.S: 4aad)

Tilaabta 5aad: Shacabka oo Adiga & Aniguba aan Ka mid nahay, ayaa qaadi doono Heesteenii Caanka aheeyd ee ( Wadaddii cadeeyd Cagta saartayoo).

Waxaan nahay Baadi, Baadi kale daba socoto

Alloow toowfiiqda na haleeshii.

Qore: Yahya Amir