Xasan Sheekh Maxamuud ” Dowladda Farmaajo way diiday talada aan siinay sidaas darteeda halaga tashado aayaha dalka ”.
Madaxweyne Sheekh Shariif ” Dowladda in ay fashilantay Soomaalida iska daaye beesha Caalamka ayaa og ”
Xassan Sheekh”Hadaan kalsooni imaanin Puntland la arki maayo,Jubaland la arki maayo,Galmudugna wax fiican kama soo baxayaan kuwa kaloo maanta joogana masii fiicnaanayaan”
Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sido kale sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu dhaliili jiray Dowladiisa,dhaliilashana uusan diidi jirin isaga.
Shirka Jaraaid Madaxweyne Xassan Sheekh oo dhameystiran Linkigan hoose ka Daawo: https://youtu.be/y2kDg8rN2MU
Xasan Sheekh Maxamuud '' Dowladda Farmaajo way diiday talada aan siinay sidaas darteeda halaga tashado aayaha dalka ''
Posted by Goobjoog on Wednesday, October 2, 2019
Madaxweyne Sheekh Shariif '' Dowladda in ay fashilantay Soomaalida iska daaye beesha Caalamka ayaa og ''
Posted by Goobjoog on Wednesday, October 2, 2019