Xuriyadda kadib Reer Marko ayaa yiri: waxaa noo yimid Reer Hargeeso & Reer Gaalkacyo. Waxa ey nagu yiraahdeen Qashiin ayaad tihiin , waan idin ilbixineynaa.
1- waxaan Reer Hargeeso Ka baranay :
a) Dirac. b) Canjeero & c) Jaad. (F.S: 1,2 & 3aad)
2- Reer Gaalkacyo ayaa noo yimid, waxaan Ka baranay:
a) Sambuusi Abuu Baasto.( F.S:4aad)
b) Shaah Cadeeys ah, Liin Ku daaro.(F.S:5aad)
C)Kaffeeda haddaad Sokor u weydo, Qasab dhiinkii Ku dhuuq. (F.S:6aad)
d) Aduunyo waa Shaah & Sheeko.( F.S:7aad)
e) kannaalka AK Ku ilaali, intuuna Ka gurin ( F.S:8aad)
f) Beertana BKM – Dabajeec la dul istaag.(F.S:9aad)
Annagu haddan nahay Reer Marko Cadeey, maxaan Barnay iyaga? ( Maa Ka Baroo reebne).
Saddaxdaa Magaalo garanaye, Adigana, Magaaladaadu is dhaxgalka Bulsho, maxeey Ka faa’iiday??
Qore: Yahya Amir.