Howgalka Militrari ee Midowga Yurub oo ka hadlay qarax maanta lagula eegtay Muqdisho

Qarax lala eegtay kolonyo Talyaani ah
Esplosione coinvolge convoglio italiano

Mogadiscio 30 settembre. Nella tarda mattina di oggi, due VTLM Lince, appartenenti ad un convoglio di 3 mezzi italiani, sono stati coinvolti in un’esplosione al rientro da un’attività addestrativa a favore della Forze di sicurezza somale.

Muqdisho 30ka September.Aroornimadii danbe ee maanta labo gaari oo ah kuwa qafilan oo qeyb ka ahaa kolonyo ciidamo oo 3 ah oo uuTalyaanigy leeyahay , ayaa ku lug lahaa qarax kadib markii ay ka soo laabteen hawlo tababar oo ay sameynayeen ciidamada amniga Soomaaliya.

Al momento non si registrano conseguenze per il personale italiano.
Le cause dell’esplosione sono in corso di accertamento.

Ilaa iminka ma jiraan wax qasaare ah oo soo gaaray shaqaalaha Talyaaniga.
Waxyaabaha sababay qaraxa ayaa la baarayaa oo la xaqiijinayaa .

I militari italiani operano nell’ambito della missione europea in Somalia (EUTM), finalizzata al rafforzamento del Governo Federale di Transizione somalo (TFG), attraverso la consulenza militare a livello strategico alle istituzioni di difesa somale e l’addestramento militare.

Militariga Talyaanigu waxay ka howlgalaan howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM), oo loogu talagalay in lagu xoojiyo Dowladda Federalka Soomaaliya ,iyada oo loo marayo talooyin milatari oo istiraatiiji ah oo loo fidiyo hay’adaha difaaca Soomaaliya iyo tababaro milatari.

La missione militare dell’UE opera in stretta collaborazione e coordinamento con gli altri attori della comunità internazionale presenti nell’area d’operazione come le Nazioni Unite, l’African Union Mission in Somalia (AMISOM) e gli Stati Uniti d’America.

Howlgalka milatariga ee Midowga wuxuu ka uu la leeyahay wadashaqeyn dhow iyo isuduwid hawl wadeenada kale ee bulshada caalamka ee ka howlgala Soomaaliya sida Qaramada Midoobay, Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Mareykanka.

Soo Tarjumay Mohamed Ibrahim Nur Moalimuu