Daawo: Taariikhda Boqortooyo Somaliyeed. Sida Boqor Baraxow Raage ee Puntland

Waxaan u mahad celinayaa Machadka Samadoon oo igu casuuntay, in aan Ka qeyb galo Bandhiga Buugga Ka hadlayo Boqortooyadii Geledi.

Taariikh kasta oo somaliyeed waa mid Somali oo dhami ey Ku faani karto. Dadka Taariikhda hayo & kuwa cilmi ahaan u bartay waxaan Ka codsanayaa in ey noogu Soo gudbiyaan Taariikhda Somalida si Caadif la’aan ah.

FG: Ma ihi taariikh yaqaan, Ku takhasusay Cilmiga Taariikhda, qoraaladeydii hore waxaan Ka rabay oo kaliya in Dadka Bartay Cilmiga Taariikhda aan Ku baraarujiyo in wixii ey barteen ey noo Soo gudbiyaan. waxaa ila haboonaatay in aan Idin la wadaago inta yar ee aan Ka bartay Taariikhda.

wixii aan khalday iga sax

Taariikhda Boqortooyo Somaliyeed.Waxaan u mahad celinayaa Machadka Samadoon oo igu casuuntay, in aan Ka qeyb galo…

Posted by Yahya Amir on Saturday, September 28, 2019

Mahadsanid

Aragtidii: Yahya Amir.