Madaxweynaha Soomaaliya oo xariga ka jaray Safaarada Soomaaliya ee Washington

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha cusub ee safaarada Soomaaliya ee Washington ee dalka Maraykanka.

Posted by Universal Somali TV on Friday, September 27, 2019

Furitaanka dhismaha safaarada Soomaaliya ee Washington