Hambalyo moowqifka Somalida!!! (Warbixin Muhiim ah)

Beryahaan waxaan qabnay walwal Ku saabsan Mowqifka Somalida ee ee Baddeena muranka iyo dulmiga la galiyay.

Kadib markaan aragnay Hab isa siinta siyaasadeed, iyo danaha Mr Isisi ee wabiga Nile. (F.S: 1& 2aad)

Jaha wareerka websites iyo Aragtiyo Qofeed, oo leh Baddii wada hadal ayaa lagu dhameeynayaa, Maxkamadiina waa laga noqday.

Waxaa walwalkii na daayay markii Mowqif cad ey Somalidu Ka qaadatay Badda oo ah in Maxkamadda loo daayo.( F.S: 3& 4aad)

Wiilkii falaarta Ku dhuftay wareegii labaad ee shiishka ee yiri: Aabe ma aragtay Saan u asiibay. Aabihii ayaa Ku yiri: Maandhoow waa intaa oo loogala sii dhawaado.

Hadda waa intaa oo go’aanka lagu sii adkeeysto. Qareenadana gacan la siiyo.

Hambalyo Go’ aanka Taariikhiga ah ee Somalida.

Qare: Yahya Amir