Ogaysiis Bandhig Buugagta Af-Soomaaliga ee Gothenburg Sweden

Ogaysiis Bandhig Buugagta
Waxaa dadweeynaha kunool magaaladan Göteborg iyo dhammaan sweden lagu martiqaadayaa bandhig buugag  oo ka dhicidoona magaalada Göteborg galabnimada sabtida oo taariikhdu tahay 28-da september 2019. Waxaana ka soo qaybgali doona qorayaal caan ah iyo fanaaniin caan ah oo uu kamid yahay.
1-Bashiir  Cali Xusseen
2.Cabdi Baadil Ibrahim

Goobta bandhiggu waa: Blå  Stället Angered Centrum

Barnaamijku wuxuu bilaabanayaa
kowda duhurnimo wuxuuna soconayaa ilaan sagaalka Fiidnimo.         13.00  ilaa 9.00

Kasoo qaybgal wanaagsan

 

                     

            ​​Qabanqaabadii:ShabeeleBookshop